Nin ku faanay in uu gudaha u galay Twitterka Madaxweynne Trump oo Su’aalo la weediiyay

Booliska Netherlands ayaa su’aalo weydiiyay cilmi-baare ammaanka internet-ka ah oo sheegay inuu ku guulaystay gelidda cinwaanka uu Twitter ku leeyahay Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, kadib markii uu ku nasiibsaday lambarka sirta ah. Victor Gevers ayaa bishii hore shaaciyay inuu galay cinwaanka Trump ee Twitter isagoo isticmaalay lambarka sirta ah ee “MAGA2020!”. Aqalka Cad ee Maraykanka … Continue reading Nin ku faanay in uu gudaha u galay Twitterka Madaxweynne Trump oo Su’aalo la weediiyay